Hiddo Research and Development Center

Hiddo Research & Development Center (HRDC) ayaa Tababar labo maalin socday (29-30/05/2023), u qabatay qaar ka mid ah bareyaasha wax ka dhiga Dugsiyada Hoose/ Dhexe iyo sare ee Degmada Caanudwaaq. Tababarkan oo Cinwaankiisu ahaa, Kor u qaadidda Xirfadda dejinta Imtixaan Dheeli tiran oo nidaamsan, ayaa waxaa soo jeedinayay, Mr. Axmed Ibraahim Cusmaan, oo ah Bare iyo Tababare ka tirsan Hiddo Research & Development Center, khibrad iyo aqoon durugsanna u leh Tababarka Macallimiinta. Ujeedada tababarka ayaa ahaa in Xaruntu kor u qaato aqoonta Xirfadaha muhiimka ee Macallinimada looga baahanyahay. Tababarkan ayaa wuxuu bar bilow u noqon doonaa Tababaro kale oo nuucan ah, kuwaas oo Bulshada kaalin muhiima u buuxin doona. Hiddo Research & Development Center
HRDC Conducting Teacher Training in Abudwak, Galmudug, Somalia
fUS

Who we are!

Hiddo Research and Development Center (HRDC) is a consulting, training, research and development organization. The center is a professional firm which playsf a key role in research, training, consulting and business development with experts and experienced consultants. The center was established 2021. The main office is situated in Abduwak Galguduud Somalia.

Our services

Services structure by providing support and consulting service in the development and growth business & banks, education and government institutions.

Our Projects

Some of the recent projects we have completed.

SECTORS
We offer a broad range of services to
virtually all sectors including

01

Professional Development

02

Research & Analysiffs

03

Consulting

04

Debate

05

Third-party Monitoring

06

Data collection

07

Capacity Building

Our team

Our target clients

GBV/protection and Case management

Read Featured

Blogs & News
We work 24/7

Call +252 615715191